Jabuuti oo jawaab ka bixisay eedeyntii kaga timid Dowladda Soomaaliya

Jabuuti ayaa jawaab debecsan ka bixisay eedeyntii shalay kaga timid dowladda Somalia ee aheyd inay faro-gelin ku hayso arrimaha Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa xusay in dowladaha Jabuuti iyo Kenya ay isku dayeen inay farageliyaan go’aankii Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, isla markaana ay wadeen olole ay kaga dhaadhicinayaan Golaha Nabadda iyo Ammaanka … Continue reading Jabuuti oo jawaab ka bixisay eedeyntii kaga timid Dowladda Soomaaliya